Diyaar Garowgii ugu dambeyeey Xuska 1-da ogoosto (dhegayso)

Diyaar Garowgii ugu dambeyeey Xuska 1-da ogoosto (dhegayso)

Waxaa socota qabanqaabada u diyaar garowga munaasibada 1- Ogos oo ku beegan dhismihii Puntland, dhowaan madaxweynaha Puntland wuxuu magcaabay guddi ka shaqayn doona qabsoomida Munaasibada markii Puntland la dhisay waxaana siweyn looga dareemayaa deegaanada Puntland.

Hadaba Wasiirka Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse oo guddiga xubinka ah ayaa Daljir uga waramay.

https://soundcloud.com/user-995878235/jamac-faarax-waraysi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com