Diyaarad siday talaalka Cudurka Karoonaha oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Diyaarad siday talaalka Cudurka Karoonaha oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu horreysay lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

Talaalka ayaa waxaa siday diyaar gaar ah oo leedahay Hay’adda cuntada Aduunka ee WFP.

Waxaa loogu tala galay in lagula dagaallamo cudurka Karoonaha soo si weyn ugu baahiyay magaalada Muqdisho todobaadydii lasoo dhaafay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com