Duleedka Kismaayo waxaa ka dhacay duqayn diyaaradeed oo cirka ah oo la sheegay in uu ahaa Mareykanka. Diyaaradahan ayaa duqeeyay saldhigyo ay ku sugnaayeen saraakiil sarsare oo Al-shabaab ah iyo ajniib isugu jiray.
Hawlgalkan ayaa la soo sheegayaa in ay iska kaashadeen ciidamo Mareykan ah iyo ciidamada DFS.
Sidoo kale waxaa duqayntaas mid lamid ah ay ka dhacday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Gooni waa guddoomiyaha Gobolka Jubada Hoose wax uuna u waramay wariye Xasan Heykal.
COMMENTS