Jamacada Bariga Afrika faracaeeda Qardho ayaa qabaty dood cilmiyeed ku sabsab Sidii qabyaaladda loo dabargoyn lahaa ,iyado Dhalinyaro iyo Aqoonyahano ay kaso qayb galeen dood cilmiyeedkas.
Maamulaha Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa kawaramay Dood Cilmiyeedkas,iyo Ujeedada kadambeysay in xiligan la qabto.
Wariye Maxamuud Fantastic oo Daljir Qardho ku Sugan ayaa Waraystay
COMMENTS