Doodan oo ah mid lagu faalanqeeynayo waxaayabaha ay isku hayaan dowladda federaalka iyo maamul gobaledyadda ,waxaana dooda kasocota garoowe ka qyab galaya masuuliyin katyirsan Puntland iyo federaalka.
dooda muhimadeeda ayaa ahayd arrinmaha dastuurka oo qaar kamid ah xilidhibanada dooda k ahdlayey ay shegeen in dowladda federaalka ah ay ku xadgudubtay.
Warbixin maxamed lakiman ayaa kadiyaariyeey
COMMENTS