Wasiirka kaluumaysiga Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii ay ku soo bad baadiyeen Doonidii kaluumaysi ee ay saarnaayeen 8 Ruux oo Shan kamid ah ay ahaayeen Soomaali halka Saddexda kale laba kamid ah ay u dhasheen dalka Kenya iyo nin carab ah ayaa laga helay dhanka bari ee Puntland kadib markii shalay ay wasaarada kaluumaysiga ay shaacisay in doontaasi lagu layahay badda .
Wasiirka waxa uu uwaramay wariye Xasan Heykal oo Bosaaso Jooga.
COMMENTS