Dooni kaluumaysi oo ku Degtay Xeebta Berbera

Dooni kaluumaysi oo ku Degtay Xeebta Berbera

Dooni nooca  kaluumeysiga ah oo ka shiraacatey magaalada Berbera ayaa waxa ay maanta ku degtay deeganka Ceel Darad oo dhinca bari kaga beegan magaalada Berbera. Doontan ayaa waxaa saarnaa lix qof oo ka mid ahaa ahaqaalihii doonta oo illaa iyo imika la la’yahay.

Wasiirka kalluumaysiga Maamulka Soomaaliland Cali Jaamac Buureed ayaa qasaaraha doontan ka waramay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com