Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabaneysa

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabaneysa

Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la filayaa inay goordhow ka bilaabato doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka 1aad iyo labadiisa kuxigeen.

Doorashada oo la filayay inay saaka dhacdo ayaa dib uga dhacday kadib khilaaf soo kala dhex-galay taliyeyaasha Hay’adaha Amniga & Ra’iisul Wasaare Rooble, balse ugu dambeyn la xaliyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com