Ururka dhalinyarada Nahda ayaa magaalada Qardho ku qabtay kulan ay ka qaybgaleen qaybaha bulshada rayidka ah iyo hay’adaha dowladda Puntland loogana arrinsanayey kaalinta dhalinyaradu ku leeyihiin siyaasadda iyo horumarka Soomaaliya.
DHEGAYSO
COMMENTS