Dowladda Cumaan oo xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Israa’iil

Dowladda Cumaan oo xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Israa’iil

Wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa ku warrantay in aysan Cumaan wax xiriir diblomaasiyadeed ah la sameyn doonin Israa’iil oo gabood falo ka dhan ah Shacbaka Muslimiinta Falastiinyiinta sameyneysa.

Xoghayaha arrimaha dibadda Cumaan ayaa sheegay in aysan Israa’iil ka joojin xad-gudubka Falastiiniyiinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ay dalalka Carabta la sameeyeen Israa’iil.

Tallaabadaan ay qaaday dowladda Cumaan ayaa imaaneysa xilli dowlado badna oo Carbeed ay ka aamusan yihiin dhibaatada lagu haayo Shacabka Falastiiniyiinta ah, halka qaarkood ay xiriir la leeyihiin Israa’iil

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com