Dowladda federaalka oo dib u furaysa safaaradeeda Kenya

Dowladda federaalka oo dib u furaysa safaaradeeda Kenya

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Kenya loogu baaqay in ay furto Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed ee labada dal ee horay u xumaaday.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in Soomaaliya ay furi doonto Safaaradeeda Nairobi islamarkaana ay soo celisay xariirkii iyo wadashaqeyntii Kenya.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxay amaanteeda u soo bandhigeysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kenya sharafna ay u leedahay in dawladda federaalka Soomaaliya caadi ka dhigto xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com