Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa’id ku qabtay Maaanta Magaladda Muqdisho ayaa kawarbixiyeey howlaha gurmadka shacabka Baladweyne iyo gurmadyadii gaaray shacabkaas go’doonka kujira.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS