Dowladda Federaalka oo warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka Coronovirus

Dowladda Federaalka oo warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka Coronovirus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartey qoraal ku saabsan Cudurka Coronovirus oo dhibaato ku haayo dhowr dal oo Caalamka ah.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in , Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka COVID-19, iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, Wasaaradda Caafimaadka waxay la wadaagaysaa bulshada Soomaaliyeed war-saxaafadeedkaan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com