Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta waxa ay howlgal bur burin ah ay ka samaysay Suuqa inji ee bartamaha magaalada .
Maamulka degmada Garoowe ayaa sheegay in ay baneeyeen wadooyin xirnaa oo suuqan dhexmari jiray, kuwaas oo ay ganacsi yar yar ku haystay ganacsatada garab raratada ah .
Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Garoowe oo Warbaahinta kulahadlay goobt ay bur burinta ka socotay ayaa sheegay in arintan ay qayb ka tahay soo celinta bilicda magaalada .
Dhegayso.
COMMENTS