Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)

Dowladda Hoose Garowe oo bur burinaysa Goobaha Sharci daradda ah (dhegayso)

Xoghayaha Dawlada hoose ee Garoowe Maxamuud Xaaji Guray oo Maanta wariyaasha kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in dawlada hoose ee garoowe ay sameysay Calaamadin guryo iyo gooba Ganacsi ooo si sharcidaro ah looga dhistay laamiga hareeerihiisa gar ahaan wada Dr Jimcaale ee ku taal xaafada Kowada ogoosto.

Xoghayauhu wuxuu sheeegay in goobaha dadkiilaha ay u qabteen mudda dhan shan cisho wixii ka danbeeyana ay tilaabo ka qaadidoonana wuxuu shegay inay uga goleeyihiin hagaajinta bilicda Garoowe waa sida uu hadalka u dhigaye ,

Hoos kadhegayso shirkiisa jaraa’id

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com