Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday joojinta dulimaadyada dalka dibadiisa ah

Dowladda Jabuuti oo ku dhawaaqday joojinta dulimaadyada dalka dibadiisa ah

Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey in dhawan ay joojineyso duulimaadyada Caalamiga ah ee dalkaasi uga yimaada dalalka Caalamka cabsi laga qabo Cudurka duniada saameynta ballaaran ku yeeshay ee Caronavirus.

War kasoo baxay Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Jabuuti ayaa lagu shaaciyey in laga bilaabo 18 Bishaan Maarso ay joojinayana Diyaaradaha Caalamka uga imaanaya si muwaadiniinteeda uga badbaadiso Coronovirus.

Dalka Jabuuti ayaa ilaa iyo hadda aan laga helin cudurka Coronovirus,hayeeshee ay sheegeen madaxda dalkaas inay ka feejigan yihiin Cudurkaas,isla markaana ay ka Shaqeynayaan badbaadada muwaadiniintooda.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com