Dowladda Maraykanka oo sheegtay in Somalia Duqayn kula beegsadeen Alshabaab

Dowladda Maraykanka oo sheegtay in Somalia Duqayn kula beegsadeen Alshabaab

owladda Mareeykanka ayaa sheegtay in Ciidamdeeda Qaaradda Africa ay fuliyeen Duqayn ay la beegsadeen gaari ay Al-shabaab wax yaabaha Qarxa kasoo buuxiyeen.

Mareeykanka ayaa sheegay in Weerarka ay ka Fuliyeen Meel 65 KM u jirta Casimadda Muqdisho, Ciidamadda Mareeykanka ayaa weerarkaasi waxay fuliyeen Talaadadii Saacaadihii hore.

Duqaynta waxaan ku taageereeynay Saaxiibadeen si aan meesha uga saarno Qatarta.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay duqeymo la beegsanayeen Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan qeybo ka mid ah gobalada Dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com