Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee dhibaatda ku haya umada Soomaaliyeed.
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhawayd waxa uu booqday xerada ciidamada dowladda ee Gen: Gorod oo ah halka ay ciidamadn ka amba baxayaan.
Ciidamadan ayaa ha kuwo loo diyaariyay duulaan ka dhan ah arxan laawayaasha Al-shabaab ee gacanta ku haya gobolada koonfureed ee Soomaaliya.
Waxa uu jula dar daarmay in ay udiyaar garoobaan in difaaca dalkooda ay udhintaan.
Sawiro.
COMMENTS