Dowladda oo Maxkamad soo taagtay Mas,uul lagu soo eedeeyay musuq maasuq (dhegayso )

Dowladda oo Maxkamad soo taagtay Mas,uul lagu soo eedeeyay musuq maasuq  (dhegayso )

Maxkamada gobolka banaadir ayaa la soo taagay maanta  Agaasimihii waaxda  qandaraasyada ee wasaarada Maaliyada dowladda Soomaaliya C/shakuur Aadan Maxamed .

Xafiiska xeer ilaainta ayaa soo bandigay saxiix heshiisyo  sharci daro ah iyo  joojinta ku sharci ah oo lagu soo eedeeyay ee deesanaha .

Mashaariicdaasi   uu lunsaday Agaasimaha ayaa loogu magacdaray horumarinta dhulka qalalan , waxaana loogu talagalay in laga fuliyo degmooyinka  Bacaadweyn iyo Faa Fax dhuun , waxaana fulinyaayay Bangiga aduunka .

Waa markii ugu horaysay dad lagu soo eedeeyo musuq oo ay ka soo muuqdaan  Maxkamadaha dalka.

Dhegyso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com