Idaacadda Militariga Dowladda Faderaalka ayaa sheegtay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo Danab in lagu dilay saraakiil katirsan Al-shabaab oo ajaaniib ah.
Howlgalka ayaa lagu sheegay inuu kadhacay deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kalle oo katirsan shabeelada hoose.
Saraakiisha lagu dilay weerarka Howlgalka ayaa Magacyadooda lagu kala sheegay Abuu Xamsa Bin Shaam kasoo jeeda dalka Masar kaasi oo Nabadiidka u qaabilsanaa Tababarada Maleyshiyada, Aweys Abu Xamza Almifsali oo heesta dhalashada dalka Tanzania , Abuu Bilaal Zubeyr ayaa heesta Dhalashada Mauritania ayaa Hore u ahaa ku xigeenka Ibraahim Afgaan, Aadan Abuu musiyaan kasoo jeeda dalka Suuriya iyo Feysal Bin hayaan kasoo jeeda dalka Yaman.
COMMENTS