Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay magacawday gudi ka kooban ilaa iyo 4 xubnood kuwaas oo Aqalka sare kala shaqan doona tabashada maamul goboleedyada ay dowladda ka tirsanayaan.
War qoraal ah oo maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayuu ku magacaabay xunaha gudigan oo uu gudoomiye uyahay Wasiirka arimaga gudaha ee Somalaiya Cabdi Maxamed Sabriye.
Halkan ka Akhriso.
COMMENTS