Dowladda Puntland oo ku guulaysatay qaadida ciidamo qalqal geliyay garroonka diyaaradaha

Dowladda Puntland oo ku guulaysatay qaadida ciidamo qalqal geliyay garroonka  diyaaradaha

Ciidamo sheegay inay ka gadoodeen mushaar la’aan ayaa dhowr daqiiqadood hakad geliyay shaqada garroonka diyaaradaha ee Garoowe xilli booqasho uu ku yimid wakiilka QM ee arrimaha Soomaaliya.

Ciidamo ka amar qaatay sarkaal ciidamada katirsan ayaa lagu guulaystay in laga qaado kadib markii madaxtooyada Puntland ay la hadashay.

 

Wakiilka QM ayaa madaxwaynaha Puntland kula kulmay madaxtooyada Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com