iyado ay ku beegantahay maanta oo jimco ah maalintii uu dhashay Nabigeena Muxamad NNKH ayaa waxaa maanta la fasaxay Guud ahaan shaqaalaha Puntland,iyo dhamaan shaqaalaha Hay’aadaha u shaqeeya.
Agaasimaha Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland Axmed Tigaana oo Waraysi sinayaay Radio daljir ayaa sheegay in maanmta guud ahaan shaqaalaha Puntland iyo kuwa kaleba Fasaxyihin.
dhegayso codka Tigaana
Audio Player
COMMENTS