Dowladda Puntland oo Madaxweynaha DDSI ugu Hambalyeeysay Guushii uu Doorashadii la Qabtay ka Gaaray

Jimco, Luuliyo 03, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  Hambalyo iyo Bogaadin u diray Madaxweynaha Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Shacabka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI)  oo loo doortay hogaaminta DDSI shanta sano ee soo socota .

\\\"\\\"

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com