Dowladda Shiinaha oo Gargaar Caafimaad ku wareejisay dowladda Soomaaliya (dhegayso)

Dowladda Shiinaha oo Gargaar Caafimaad ku wareejisay dowladda Soomaaliya (dhegayso)

Deeqdan oo ka kooban teendhooyin, maro kaneecyo iyo dawooyin kalle duwan ayaa dowladda Shiinaha ay ku wareejisay dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Wasiir kuxigeenka caafimaadka ee Soomaaliya ayaa lagu wareejiyay

Hoos kadhegayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com