Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) ayaa ku dhawaaqday dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta Maxamuud Macalin Yaxye ayaa sheegay in berri ay tahay maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.
Dhinaca kale Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Gaalkcyo iyo Garoowe ayaa la sheegay in laga arkay bisha Ramadaan sidaasna ku tahay Soon.
COMMENTS