Dr. Abdi-wali Mohamud Gurey oo bartay cilmiga siyaasadda ,Africa iyo xiriirka caalamiga ah, kuna sugan dalka Ingiiriska Siiba Magaaladda London ayaa ka hadlay Dagaaladda Sokeeye ee ka socda dalkaas.
COMMENTS