Dr. Fatima Xuseen oo aan ka waraysanay barnaamijka daryeelka & caafimaadka xoolaha laga dhoofiyo maxjarka Bossaso.

Garowe, June 19 – Dr. Fatima Xuseen oo ka mid ah dhakhaatiirta wasaaradaha xanaanada xoolaha ee Puntland ayaa ka xog warrantay tayayka, daryeelka & caafimaadka xoolaha, gaar ahaan barnaamijka shahaada siinta xoolaha ka dhoofaya maxjarka Bossaso.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com