Allaha ha u naxariistee waxaa goordhowayd ku geeriyooday wadanka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhaqtirkii neerfaha ee ka howlgali jirtay magaalada Gaalkacyo, ahaana dhaqtarka dawayn jiray dadka ka buka dhimirka iyo neerfaha gobolada kale duwan ee Soomaaliya.
Geerida marxuumka ayaa waxaa u xaqiijiyay radio Daljir Sahra Jaamac.
Hoos kadhegayso waraysiga
FAALLOOYIN & FALCELIN
Allaha Unaxariisto prof maxamed jamac
Allah yaa arxamu dr maxamed jaamac