Doorashadii ka dhacday hoolka Baarlamaanka Puntland oo loogu tartamayay xilka Madaxweynaha dowladda Puntland sannadka 2019 iyo Kuxigeenka Madaxweynaha oo ay ku tartameen 32 musharax ayaa waxaa ku guulaystay xilka madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni.
Deni ayaa wareegii sadaxaad kaga guulaysay musharax Asad Cismaan Diyaano 35 cod, halka Asad Diyaano uu ka helay 31 cod.
COMMENTS