Dugsi lagu xanaaneeyo Caruurta Agoonta ah oo laga furay duleedka Bosaaso (dhegayso)

Dugsi lagu xanaaneeyo  Caruurta Agoonta ah  oo laga furay duleedka Bosaaso (dhegayso)

Guddiga aqoonyahanka deegaanka Bandarsiyaada ee goblka Bari ayaa deegaankaasi ka hirgaliyay iskuul si bilaash ah wax loogu bari doono Caruuta agoonta ah iyo kuwa danyarta ah.

Hadaba Injineer Cabdirisaaq Abyad waa guddoomiyaha guddigaasi,wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayaa waydiisay waxa ku dhaliyay filirkan iyo dhaqalaaha ay ku hirgaliyeen halka uu uga yimid?.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com