Dunida oo Maanta laga Xusayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

Dunida oo Maanta laga Xusayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland, magaalooyin kuyaal Soomaaliya iyo dunida inteeda kale ayaa maanta laga xusayaa 3da May oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee xorriyadda saxaafadda.

Hay’adaha u dooda Xuquuqda Saxaafadda ayaa maanta oo kale waxa ay soo saaraan Warbixino kala duwan oo ay kaga hadlaayaan Tacadiyadda iyo dhibaatooyinka loo geysto Wariyeyaasha.

Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka ayaa lagu iclaamiyay shir ay hay’adda UNESCO ku qabatay magaalada Windhoek ee dalka Namibia sanadku marku ahaa 1991-dii.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com