Duqa Cusub ee degmadda Badhan oo la doortay

Duqa Cusub ee degmadda Badhan oo la doortay

Axmed Maxamed Timir ayaa noqday duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan. Golaha cusub ee deegaanka ayaa doortay gudoomiyahan cusub.

Magaaladda Badhan ayaa laga dareemaya isbaddal xooggan oo xagga maamulka ah tan iyo markii dadka deegaanku tashadeen, kana gacmobaxeen maamulka Somaliland.

Somaliland ayaa diidan midnimada Soomaaliya, kuna doodda in ay leedahay Sanaag maadaama ay kamid ahayd xadduudihii gumeystaha Ingiriiska.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com