Duqa degmadda Qardho oo xajiiyeey dhimashadu inay marayso 5qof (dhegayso)

Duqa degmadda Qardho oo xajiiyeey dhimashadu inay marayso 5qof (dhegayso)

Cabdi Siciid Duqa degmadda Qardho oo gordhwyd Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay xaaladda magaaladda Qardho iyo gurmadkay wadaan.

Guryo baddan iyo gadiid kala duwan ayuu la tagay Roobki xalay ka da’ay qardho ee ku fatahay Magaaladda,iyado duqu sheegay in dhimashada inta la ogyahay marayso 5qof dad badana la baadi goobayo.

Cabdi siciid wuxu khadka ugu waramay Wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com