Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

Shacabka DDS ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada lana xiriira duullaan iyo barakicin joogto ah oo lagu hayo qowmiyadda Soomaalida, taas oo ay haatan weheliso shaqooyinkii gaadiidka magaalada Jigjiga oo laga boobayo Soomaalida iyo isusocodkii deegaanada oo Soomaalida laga horistaagay, laguna go’doomiyey deegaano gaar ah.

Yaa haddaba u maqan shacabka Soomaaliyeed ee Dowlad Deegaanka Soomaalida?

Wariyaha Daljir ee Jigjiga, Jamarti Yaxye, ayaa arrintaas uga warramay Axmed SH. Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com