Faah faahin 9 qof oo ku sumoobay Caano ay cabeen (dhegayso)

Faah faahin 9 qof oo ku sumoobay Caano ay cabeen (dhegayso)

Carafaad Maxamed Diiriye oo kamid ah Dhalinyaradda Goobjooga ahaa dadku markay Cabayeen Caanaha Sumaysan ayaa ka hadlay sababta keentay inay caanaha ku sumooban 9 qof oo ay kujiraan Haween Ur leh ,kuwaas oo hadda kujira Cisbitaalka Xingalool

Wariye Hodan Sulub ayaa marka horre weydiisay bal khasaaraha ay dhaliyeen caanaha sumaysan ee ay cabeen dadkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com