Faah faahin Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Faah faahin Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Magaalada muqdisho waxaa Abaara 11 barqanimo ka dhacay laba qarax oo ismiiidaamin ah waxaana lagu qadaay wasaaradda Arimaha gudaha ooo dagan halkii horay loo Oran jiray Otto Otto oo ku dhowr Aqalka baarlamanka kuna taala wada sayindka ee Magaalada muqdisho .

Dabley hubeysan ayaana intaas ka dib gudaha u galay xarunta wasaardda oo aan la Ogayn cida markaas ku sugneyd waxaaana halkaas dagaal Adag kula galay ciidankii ilaalada xaruntaas waxaana markii danbe gaaray ciidamo kuwa dawlada ka tirsan waxaana socda hawgal culus .

Khasaare dhimasho iyo dhaawc ayaa laga soo sheegaya halkaas weriyaaha daljir ee muqdisho ayaana soo sheeeay in hada xaalku uuuyahay mid jahwreersan khasaaruhuna uu yahay mid ana la qiyaasi karin .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com