Faah-faahino Qarax gaystey dhismaho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Deyniile.

Faah-faahino Qarax gaystey dhismaho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Deyniile.

Qarax ka dhacay dagmada Dayniile ayaa lala beegsaday gaari Cabdibile ah oo wadada marayay, waxaana ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo wadada isticmaalayay iyo askartii saarnayd gaariga qaraxa lala beegsaday.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa loo adeegsaday gaari islamarkaana uu ka dhacay agagaarka Aargada degmadaasi, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Khasaare kala duwan ayaa la soo wariyey inuu ka dhashay qaraxan, waxaana sidoo kale socdo gurmad ballaaran oo loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Sikastaba ha ahaate waa isbuuc guduhiisa in qaraxyo ka dhacaan muqdishu waxayna tani cadeyn u tahay in dowladda amaanka muqdishu sugi la’dahay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com