Faahfaahin dagaalkii kharaaraa ee maanta iyo saraakiil Somaliland oo ku hoobtay

Xogaha Daljir ka heleyso dagaalkii kharaaraa ee shalay shantii galabnimo ka bilowday magaalada Laascaanood istaageyna maanta duhur kabacdi ayaa wararkii ugu danbeeyey tibaaxayaan in weerar culus ay soo qaadeen ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay Goojacadde. Weerarka ayaa ku biloowday hoobiyayaal iyo madaafiicda ridada dheer oo ay Somaliland la beegsatay magaalada iyo furamaha hore ee difaaca. … Continue reading Faahfaahin dagaalkii kharaaraa ee maanta iyo saraakiil Somaliland oo ku hoobtay