Faahfaahin: Dagaalkii maanta ee Muqdisho & Khasaarihii ka dhashay (daawo)

Faahfaahin: Dagaalkii maanta ee Muqdisho & Khasaarihii ka dhashay (daawo)

Afarsano oo uu Farmaajo xilka hayay maanta wixii Muqdisho ka dhacay waxa ay ceeb kutahay dowladdnimada curdinka ah, waana wixii laga dhaxlay Farmajo in maanta ciidamadii dowladda ay ku dagaalamaan Guri kuyaala Muqdisho oo shaqsiyaad ay isku hayb yihiin muran uu kala dhaxeeyo | Wariye Cabdiraxmana Waabari ayaa warkan ka diyaariya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com