Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Labo baabuur oo ah nooca xamuulka qaada ayaa lagusoo waramayaa in lagu weeraray xerada Lama galaay oo ah halka ugu badan oo ay daganyihiin masuuliyiinta gobolka iyo maamulka Hir-shabelle.
Advertisement
Waxaana ku taala madaxtooyada Hir-shabelle ee gobolka Hiiraan iyo ciidamada ugu badan ee katirsan dowladda iyo maamulka Hir-shabelle
Isgaarsiinta ayaa meelaha qaar ka maqan, waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerarka ismiidaaminta.
COMMENTS