FAAHFAAHIN: Khasaaraha Qaraxii Gaalkacyo oo kordhay [DHAGAYSO]

Talaado, Abriil 07, 2015 (Daljir) — tirada dadkii ku dhaawacmay qarax maanta magaalada Gaalkacyo lagula eegtay gudoomiye ku xigeenka labaad ee maamulka gobolka Mudug ayaa sii kordhay ,waxaana la sheegay in uu jiro khasaare dhimasho.

Waxaa warbixin faah-faahsan nooga diyaariyay wariyaheena magaalada Gaalkacyo Cabdifatax

 

Dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com