Faarax Cali shire oo Boosaaso kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa (dhegayso)

Faarax Cali shire oo Boosaaso kaga dhawaaqay Musharaxnimadiisa (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari waxaa maanta kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweyne Puntland 2019,iyado munaasabada shaacinta ay kaso qayb galeen Siyaayin,Nabadoono,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Boosaaso.

Wariye Xasan heykal ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com