Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)

Faadumo Qaasim Dayib oo hore isugu soo sharraxday xilka Madaxweynaha Soomaaliya sannadkii hore ee 2017 ayaa waraysi aan la yeelanay waxa ay kaga hadashay shaqaddii ay ka haysay QM ee ammuuraha haweenka Soomaaliya, ayna ka ahayd Agaasime Dal (Country Director), ahaana booska kaliya ee qof Soomaali ahi uu UN Soomaaliya ka hayey, ayey Fadumo nala … Continue reading Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)