Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wada qorshe ku saabsan sidii dalka loogu samayn lahaa shaqo abuur..
Xasan Cali Kheyre ayaa shirkadahan waxa uu ku xujeeyey in aysan cid ajnabi ah bannaanka ka keenin oo dhammaan shaqooyinku ay noqdaan kuwo ay ka faa’ideystaan shacabka Soomaaliyeed.
Hadaba Maxaa keenay xiligan in hay’adaha caalamiga ah ay kudhiiradaan in ay maalgashi ku sameeyaan Soomaaliya, Su’aalahaas iyo kuwa kale waxaan wax ka waydiiney Pro. Cabdiwali Gayre oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Bosaaso.
HOOS KA DHEGAYSO
COMMENTS