Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlaamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa shalay iclaamiyay in kulanka mowshinka loogu qaadayo guddoomiyaha baarlamaanka uu dhici maalinta Sabti ee soo aadan.
Waxaana muddooyinkii u dambeeyey jiray buuq mowshinkaasi ka dhashay oo xildhibaanada kala qaybiyay.
Hadaba maxaa ka dhalan karaa mowshinkan, isbadalse ma ku keeni doontaa dowladda. Maxamed Caalim ayaa kaa faaloonaya, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.
Hoos kadhagayso
COMMENTS