Falanqeyn: Liibiya ma waxa ay qorshe yaal u tahay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, maadaama ay ku loolamayaan waddamada reer Galbeedka iyo kuwa khaliijka?

Falanqeyn: Liibiya ma waxa ay qorshe yaal u tahay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, maadaama ay ku loolamayaan waddamada reer Galbeedka iyo kuwa khaliijka?

Falanqeyn: Xaalada Liibiya loolanka ay ugu jiraan kheyraadka dalkaasi waddamada reer galbeedka iyo kuwa khaliijka

Magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Nabadeynta dalka Liibiya oo ay ku loolamaya kheyraadka dalkaasi waddamada reer Galbeedka iyo kuwa khaliijka oo Masar iyo Imaaraadkau ay ka mid yihiin.Hadaba dowladahaasi ku loolamaya kheyraadka dalkaasi Nabad ma u horseedi karaan liibiya? Maxay isaga mid yihiin Soomaaliya iyo Liibiya? Liibiya ma waxay qorshe yaal u tahay dalalkale oo ay Soomaaliya ku jirto? Su'aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Cabdiraxaam Cabdirisaaq Cabdiraxmaan oo fanqeeya arimaha bariga Dhexe.| Nala qaybso fikirkaaga, fiiradaada iyo falcelisbawariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Posted by Radio Daljir on Monday, January 20, 2020

F

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com