Falanqeyn: Maxaa laga fili karaa doorashada Jubaland?

Falanqeyn: Maxaa laga fili karaa doorashada Jubaland?

Magaalada Kismaayo waxaa goor dhaw lafilayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha cusub ee Jubaland oo ay utar tamayaan ilaa iyo afar musharax.

Hadaba dhegayste maxaa laga fili karaa dooashad Jubaland? Matahay mid xor ah oo xalaal ah, oo loo dhanyahay?

waa maxay damaca Kenya iyo Itoobiya? Muxuu yahay mowqifka ay dowladda ka taagan tahay doorashada Jubaland?

Hadaba garyaqaan Nuur Salaad oo ku sugan Muqdisho ayaa falanqeynaya, wuxuuna u waramay wariye Xasan Heykal.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com