Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa booqasho ugu tagay dadkaasi dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay gil gilay magaalada Muqdisho .
Tirada dadki kudhinta qaraxyadan ayaa waxa ay gaaraysaa ilaa iyo 27 qof , waxaan mas,uuliyada weerarkan sheegtay kooxda Arl-shabaab .
Hadaba maxay tahay sababta markasta u suurta galisa Al-shabaab in ay soo dhaafaan baraha kaantarool ee ciidamada ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Ex- Conel Maxamuud Cabdi Qolombi oo kamid ahaa saraakiishii ciidamada ee dowladdii C/laahi Yusuf iyo sheekh Shariif .
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .
COMMENTS