Dr. Xassan Sheekh oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay shirka Muqdisho uga socda madaxda DFS iyo Maamul Goboleedyada. Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa waraystay.
COMMENTS